HomeUncategorized

Baahin: Khamiis 18 July -2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buuhoodle

Kooxda dabagalka Soomaaliya & Eritrea u qaabilsan QM oo warbixin u gudbiyey Golaha amaanka, M/weyne Kuxigeenka Jubbaland oo aan kawaraysanay hawlgalo ciidan oo ay Kismaayo kawadaan, Ciidamada Amisom oo buuxinaya goobaha ay baneeyeen ciidamada Ethiopia ee kusugnaa wadanka Soomaaliya,Golaha Wasiiradda oo taageeray heshiiskii Istanbul ku dhexmaray Waftiyo ka socdey DF & maamulka Somaliland, Jaaliyada Puntland ee Yurub oo taageeray Xukuumadda Puntland kuna baaqay hirgelinta nidaamka Asxaabta Badan ee Puntland.

M/weyne Faroole oo ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee C/llahi Yusuf Axmed.
Eng.Camey oo Maanta Furay Machadka Daraasaadka iyo Sahanka ee Hayaan

Kooxda dabagalka ?Soomaaliya & Eritrea u qaabilsan QM oo warbixin u gudbiyey Golaha amaanka, M/weyne Kuxigeenka Jubbaland oo aan kawaraysanay hawlgalo ciidan oo ay Kismaayo kawadaan, Ciidamada Amisom oo buuxinaya goobaha ay baneeyeen ciidamada Ethiopia ee kusugnaa wadanka Soomaaliya,Golaha Wasiiradda oo taageeray heshiiskii Istanbul ku dhexmaray Waftiyo ka socdey DF & maamulka Somaliland, Jaaliyada Puntland ee Yurub oo taageeray Xukuumadda Puntland kuna baaqay hirgelinta nidaamka Asxaabta Badan ee Puntland. ?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: