HomeUncategorized

Baahin: Axad, 4- Aug 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdifataax Cumar Geeddi ~ Daljir ~ Galkacyo

Qaraxyo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, Hawlgallo ammaanka lagu sugayey oo maanta ciidamada amnigu Muqdisho ka bilaabeen, Shirkii waddamada Afrikaanka ah ee ciidamada ku joogaan Soomaaliya oo Kampala ku soo gabagaboobay, war murtiyeedna laga soo saaray, Wakhtigii kama dambaysta ahaa ee la filayey in la magacaabo golayaasha dawladeed ee Jubbaland oo ay ka dhimman tahay muddo toban maalmood ah, Issimadii dhexdhexaatinta dawladda Somaliland iyo golaha wadatashiga oo sheegay in goluhu u hoggaansami waayeen, iyo golaha wadatashiga oo iyana arrinkaasi ka jawaabay.

Caawa iyo Daljir,Arbaca_ Nov 20-2012, Axmed Nuur Ibraahim (Somali)_Daljir Boosaaso
Munaasabadda 1-da Agoosto oo si aan loo kala harin looga Xusay Garowe
Wasiirka kalluumaysiga ee Puntland oo aan ka waraysanay natiijada kulamo ka dhacay Buuhoodle, Cayn.

Qaraxyo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, Hawlgallo ammaanka lagu sugayey oo maanta ciidamada amnigu Muqdisho ka bilaabeen, Shirkii waddamada Afrikaanka ah ee ciidamada ku joogaan Soomaaliya oo Kampala ku soo gabagaboobay, war murtiyeedna laga soo saaray, Wakhtigii kama dambaysta ahaa ee la filayey in la magacaabo golayaasha dawladeed ee Jubbaland oo ay ka dhimman tahay muddo toban maalmood ah, Issimadii dhexdhexaatinta dawladda Somaliland iyo golaha wadatashiga oo sheegay in goluhu u hoggaansami waayeen, iyo golaha wadatashiga oo iyana arrinkaasi ka jawaabay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: