HomeUncategorized

Baahin: Arbaca, May 25, Weriye Madar ~ Daljir ~ Bossaso. ?Ma jiro waqti kororsi ee waa in doorasho la qabtaa? War murtiyeed ka soo baxay shirkii Nairobi ee Golaha Ammaanka … Mudayaanal ka tirsan baarlamaanka federdaalka ah oo falcelis ka bixiyey war murtiyeedka ka soo baxay shirka Golaha Ammaanka ee Qaramaad Midoobay … Qaxooti ku sugan dalka Italy ka mudaaaraaday xaalada nololeed ee qaxootiga ku nool dalka Italy; mid ka mid ah ayaan waraysanay … Ardayda jaamacada Muqdisho, faraca Boosaaso oo saaka uu u bilawaday imtixaankii ugu badmeeyey ee semisterka 2-aad ee sannad-dugsiyeedka 2010/2011 …

Caption ...

?Tayada iyo tirrada ciidanka daraawiishta iyo kuwa booliska gobolka Sanaag aad bay u liitaan? Taliyaha ciidanka bilayka ee gobolka Sanaag.
Xukuumadda Soomaaliya oo meelmarisay dib-u-hawlgelinta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
Baarlamaanka federaalka oo maanta cod aqlabiyad ah ku meelmariyey shuruuc lagu maaraynayo maaliyadda dalka.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: