HomeUncategorized

Baahin: Salaasa, May 24, Weriye Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. ?Umadda Soomaalidu waa tashan wayday ee waa loo talin; Madaxda federaalkuna way ku fashilmeen hawshii loo igmaday” M/weyne Faroole … Wafti uu horkacayo M/weyne Shariif, uuna ka mid yahay R/wasaare Farmaajo, oo gaaray Nairobi, kana qayb galaya shirka Golaha Ammaanka ee lagu qorfayn doono arrimaha Somaliya … Diyaarad siday lacag dhan 4 milyan oo doollar oo budhcad badeed leedahay oo lagu qabtay madaarka Muqdisho; Col. Bariise, afhayeenka ciidanka bileyska ayaan waraysanay … Saraakiisha ciidanka dawlada fderaalka ah oo tafaasiil ka bixiyey guulo ay sheegeen in ay ka gaareen dagaaladii ugu dambeeyey ee ay isaga hor yimaadeen Al-shabaab …

Caption ...

Baahin: Khamiis, Feb 09, Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Daruuro colaadeed oo dul hoganaya gobolka Cayn; Cuqaasha gobolka Cayn oo ugu baaqay Somaliland in ay joojiso gulufka colaadeed, kalana baxdo ciidamadeeda gobolka; M/weyne Siilaayo oo xilalkii ka qaaday Taliyihii & Abaanduulkii ciidanka Somaliland; Heshiis laga gaaray iska-horimaadkii ka dhacay xaafada Horumar ee koonfurta Galkacyo.
Baahin: Arbaca, Dec 21, Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. Khudbadihii madaxda Somalidu ay ka jeediyeen furitaanka wajiga 2-aad ee shirka wadatashiga Somalida; Ammaanka caasimada Puntland, Garowe oo aad loo adkeeyey; Isu-gacan-qaad mar kale dhex maray mudanayaasha baarlamaanka federaalka ah.
Dawlada Puntland oo ku tilmaantay dilka wasiirkii warfaafinta mid argagax iyo anfariir ku riday ummadda Puntland, sheegtayna in la hayo cadaymo muujinaya ciddii ka danbaysay dilkiisa. [Akhris …]

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: