Baahin: Arbaca, 8- AUG 2013, Caawa Iyo Daljir Axmed Sh Maxamed Tallman ~ Daljir ~ Boosaaso

Madaxweyne Faroole oo ku dhawaaqay in beri ay tahay Ciid, ?Jubbaland oo dishey 20 Al-shabaab ah, Dawlada Federalka oo faah faahin ka bixisay shirka Shidaal oo ay heshiis la gashay, Gaadiid u rarnaa hay’ada WFP oo dab la qabad siiyey gobolka Bari, Dawlada Kenya oo ku naqdiday wareejinta Dekedda & Garoonka Kismaayo, Garoonka Joma Kenyata ee Nairobi oo dab qabsaday & kulan amaanka looga hadlay oo ka dhacay Muqdisho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com