Magaalada Bosaaso oo maanta siweyn looga ciiday(Sawiro)

Bosaso, Aug 08 – Munaasabadda ciidda barakaysan ee Ciidul Fidriga ayaa maanta siweyn oo aan khilaaf ku jirin looga ciiday magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Dadwaynaha magaalada Bosaaso ayaa isugu yimid garoonka kubadda cagta ee magaalada Bosaaso, waxaana salaadda ciidda oo lagu dukaday Bosaaso Stadium kasoo qaybgalay masuuliyiin maamulka gobolka Bari, maamulka degmada iyo xubno kasocday golaha wasiirada ee Puntland.

Duqa degmada Bosaaso Xasan C/lle Xasan oo dadwaynaha la hadlay salaadda ciidda kadib ayaa ugu baaqay inay ka shaqeeyaan ilaalinta iyo sudigga amniga magaalada Bosaaso.

?

?

\"\"\"\"\"\"\"\"\"\"\"\"\"\"\"\"\"\"\"\"\"\"\"\"\"\"\"\"\"\"

Diiwaanka wararka

Daljir Bosaaso.

?

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com