Baahin: Arbaca, 24 July 2013, Caawa Iyo Daljir Axmed Sh Maxamed Tallman ~ Daljir ~ Boosaaso

Baarlamaanka Puntland oo meelmariyey in Baarlamaanka cusub ee bedeli doona kan hada jira laguso xulo nidaamka beelaha, Qaar kamid ah Xildhibaanadda Puntland oo arintaasi ku tilmaamay afduub shacab, Weerar miino oo lagu qaaday Xildhibaano katirsan Dawlada Federalka ah, Midowga Yuurb & Dawlada Federalka oo kulan ku qaatay Muqdisho, Baarlamaanka Soomaaliya oo su’aalo kulul weydiiyey WAsiirka arimaha gudaha Dawlada Federalka ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com