Author: Xasan

1 51 52 53 54 55 509 636 / 6107 POSTS
80JIR KAMID AH DADKA NAQA USOO HAYAAMAY, SIDEE AYUU KUSOO GARAAY GOBOLKA HAYLAND? (daawo)

80JIR KAMID AH DADKA NAQA USOO HAYAAMAY, SIDEE AYUU KUSOO GARAAY GOBOLKA HAYLAND? (daawo)

Xaalad biyo la'aan ayaa haysato dadkii kasoo naqracaay gobolada Mudug, Sool, Sanaag, Nugaal iyo dowlad deegaanka ee soo gaaray gobolka Haylaan, Xildhi [...]
AMNIGA GAROWE OO GO’AANO CULUS LAGA SOOSAARAY(daawo)

AMNIGA GAROWE OO GO’AANO CULUS LAGA SOOSAARAY(daawo)

Saraakiisha laamaha Amniga ee Garowe, Taliska Booliska Puntland, Maamulka Gobolka, Kan degmada ayaa maanta kulan kuyeeshay xarunta Wasaarada Amniga ee [...]
Sidee Muqdisho loogu soo dhaweeyay Boqor Buurmadow? (Warbixin)

Sidee Muqdisho loogu soo dhaweeyay Boqor Buurmadow? (Warbixin)

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu soo dhaweeyay Boqor buurmadow oo kamid ah isimada dhaqanka ee gobolada Waqooyi. Garoonka Aadan Cadde waxaa ku [...]
In kabadan 30kun oo qoys oo reerguuraa ah ayaa usoo naqraacay deegaanka Rakoraaxo ee gobolka Karkaar (Waraysi)

In kabadan 30kun oo qoys oo reerguuraa ah ayaa usoo naqraacay deegaanka Rakoraaxo ee gobolka Karkaar (Waraysi)

Degmada Rakoraaxo oo katirsan gobolka Karkaar waxaa usoo hayaamay reerguuraa kayimid deegaanad ay Abaartu kajirto oo kala ah, Mudug, Sanaag, Sool & N [...]

Xulashada Daljir & Faadumo Dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Boosaaso idinkaga soo jeedinaya Faad [...]
AMISOM oo ka hadashay Ciidamo u dhashay dalka Uganda oo la Xukumay

AMISOM oo ka hadashay Ciidamo u dhashay dalka Uganda oo la Xukumay

Qoraal ka soo baxay ciidamada AMISOM ayaa lagu xaqiijiyay in maxkamad milatari ay ku xukunta 5 askari u dhalatay dalka Uganda dil toogasho ah iyo xabs [...]
Galmudug oo qabatay Markab si Sharci darro ah u kalluumeysanayay

Galmudug oo qabatay Markab si Sharci darro ah u kalluumeysanayay

Ciidamada ilaalada xeebaha Maamulka Galmudug ayaa howlgal ay sameeyeen waxaabay ku qabteen Markab si sharci darro ah uga kaluumeysanayay aaga xeebta [...]
Agab doorasho oo lagu wareejiyay Guddiyada doorashada Somaliland & Banaadiriga

Agab doorasho oo lagu wareejiyay Guddiyada doorashada Somaliland & Banaadiriga

Wareejinta agabka Doorashada ayaa qayb ka ah dardar gelinta Doorashada Gollaha Shacabka oo si dag daga u bilaaman dooonta maalmaha soo socda. Guddi [...]
GAROWE: Booliiska  oo gacanta ku dhigay Gaari siday khamri & rag watay

GAROWE: Booliiska oo gacanta ku dhigay Gaari siday khamri & rag watay

Kadib howlgallo ay sameeyeen Ciidamada Booliska Puntland ee ka howlgalla Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa waxaa ay gacanta ku dhigeen Gaa [...]
MASAR: Dib-Qalloocyo Ku Diley Saddex Ruux Boqolaal Kalana Qaniinay

MASAR: Dib-Qalloocyo Ku Diley Saddex Ruux Boqolaal Kalana Qaniinay

Dib-qaloocyo ayaa dalka Masar qaniinyo ku diley ayaa saddex ruux magaalada Aswan ee koonfurta dalka Masar, kadib markii dabaylo xooggan oo ku dhuftay [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Ibraahin Geelle, Daljir Garowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Ibraahin Geelle, Daljir Garowe (dhegayso)

Caweysin wacan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana caawa barnaamijku idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garowe, waxaana [...]
Guddiga doorashooyinka oo maamulada u kala diray agabkii lagu codeyn lahaa

Guddiga doorashooyinka oo maamulada u kala diray agabkii lagu codeyn lahaa

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF), ayaa agabkii Doorashada Gollaha Shacabka ukala diray Dowlad Goboleedyada Galmudug, Koonfur ga [...]
1 51 52 53 54 55 509 636 / 6107 POSTS