Author: Xasan
-
GAROOWE: XAL ma u Waydey Dhibaatada XANUUNKAN? Waxaan kuugu Bishaaraynaynaa Xalkiisa!” (daawo)
GAROOWE: XAL ma u Waydey Dhibaatada XANUUNKAN? Waxaan kuugu Bishaaraynaynaa Xalkiisa!”
-
Galmudug elects last two senators
DHUSAMAREEB (HOL) – Galmudug State has today concluded the election of senators marking the end of Senate elections which started in late July. Senator Abdi Awale Qaybdiid retained his seat beating his contended Awil Nur Ali. In the second seat, Abdi Osman Hareed beat Mahad Aden Guled to emerge winner. The election of the two…
-
Waa kuma Xildhibaan Cabdiqeybdiid oo markii labaad maanta loo doortay Aqalka Sare?
Waa kuma Xildhibaan Cabdiqeybdiid oo markii labaad maanta loo doortay Aqalka Sare? Halkan kagabogo taariikhda Cabdiqeybdiid
-
BURTINLE OO LAGA DHAGAXDHIGAY MASHAARIIC HORUMARINEED (Warbixin)
BURTINLE: Mashaariic horumarineed oo ay kamid yihiin dhismayaal waddooyin casri ah ayaa laga dhagaxdhigay, Wariye Axmed Deeq ayaa ka waramaya.
-
Madaxweyne Deni oo ka qeybgalay Daahfurka Madasha Howlgalinta Guddiga Sare ee Warbaahinta Puntland (Warbixin)
Kulanka oo ay ka qeybgaleen Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta, Ururka Suxufiyiinta Puntland MAP iyo Dallada Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland waxaa looga hadlay dardargelinta Guddiga Warbaahinta oo maanta la daah-furayo. Guddiga Warbaahinta Sare oo ah 7 xubnood ayaa ka kooban Dowladda, Ururka Suxufiyiinta Puntland, Dallada Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland iyo Ururka Qareenada Puntland,…
-
Cabdilaahi Cabdiraxmana Ceyrow: “in kabadan 1Milyan oo qof ayay abaartu saameysay”
Guddoomiyaha Hay,ada HADMA Cabdilaahi Cabdiraxmana Ceyrow: ” Qiyaasta dadka ay Abaartu saameysay Puntland, waa in kabadan 1Milyan oo qof oo ubadan reer guuraa”
-
Senatartkii ugu dambeeyay Aqalka Sare oo la doortay
Cabdi Cusmaan Xareed ayaa ku guuleystay kursiga Senatornimo ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka dib markii uu tanaasulay musharaxii la tartamaayay. Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa cod gacan taag ah oo wada ogol ah ugu codeeyay Cabdi Cusmaan Xareed. Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa sidoo kale cod gacan taag ah ugu codeeyay…
-
Dowladda Soomaaliya oo faahfaahisay xukunkii lagu riday Askarta AMISOM
Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahisay xukun maalintii shalay aheyd lagu riday Askar ka tirsanaa ciidanka AMISOM oo lagu helay in ay dad shacab ah ku dileen gobolka Shabeellaha Hoose. Wasiirka cadaaladda ee xukuumadda Soomaaliya C/qaadir Maxamed Jaamac oo shir jaraa’id ku qabtay muqdisho ayaa ka hadlay xukunkii shalay lagu riday askar iyo saraakiil ka titsan amisom…
-
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garowe idinkaga soo jeedinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan. Soogudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL-ABUUR IYO HORMAR JOOGTO AH.
-
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo arbaco ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed Yemani.
-
Cabdiqeybdiid oo Mar kale Senator loo doortay
Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa cod gacan taag ah ugu codeeyay Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid, waxaana u codaysay 83 Xildhibaan. Musharaxii la tartamayay oo markii hore la ogaa in uu yahay musharax aan rasmi aheyn ayaa tanaasulay. Kursigan ayaa ahaa mid uu Madaxweynaha Galmudug u xiray Senator Cabdiqeybdiid oo ku fadhiyay Afartii Sano ee…
-
SAHANKA DALJIR | DEGMADA ERER, STTI, DDS, RAADADKII UU GUMAYSTIHII KAGA TAGAY DEGMADA (daawo)
SAHANKA DALJIR | DEGMADA ERER, STTI, DDS, RAADADKII UU GUMAYSTIHII KAGA TAGAY DEGMADA | Taxanaha 3aad Degmada Erer ee Gobolka Sitti ee DDS, Wariyaha Daljir Jamarti Yaxye ayaa sahamiyey