Author: Xasan

1 53 54 55 56 57 509 660 / 6107 POSTS
Rag lagu eedeeynayo Inay Dilal ka geysteen Gobolka Mudug oo la soo qabtay

Rag lagu eedeeynayo Inay Dilal ka geysteen Gobolka Mudug oo la soo qabtay

Wararka ka imanaya dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in howlgal ay fuliyeen ciidamada Galmudug lagu soo qabqabtay illaa toddobo ruux oo lagu ee [...]
Gen William Zana“Ciidanka Mareykanka diyaar ayay u yihiin in ay ka jawaabaan xaaladda Itoobiya”

Gen William Zana“Ciidanka Mareykanka diyaar ayay u yihiin in ay ka jawaabaan xaaladda Itoobiya”

Jeneraalka sare ee Mareykanka William Zana ayaa u sheegay warbaahinta in ciidamada Mareykanka ay diyaar u yihiin in howlgal Milatari in ay uga jawaaba [...]
Doorashada labo kursi oo maanta ka dhacaysa Dhuusamareeb

Doorashada labo kursi oo maanta ka dhacaysa Dhuusamareeb

Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug ayaa lagu waddaa in maanta lagu qabto doorashada labo kursi oo ka mid ah Aqalka Sare, kuwaasoo dh [...]
Rooble &  Shariif Sheekh Axmed oo kulmay

Rooble & Shariif Sheekh Axmed oo kulmay

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoygiisa ku hooqday madaxweynihii hore ee dalka mudane Shariif Sheikh Axmed oo ay ka wada had [...]
GALDOGOB: Darawalada Tagaasida oo ka canabaya qiimo kororka kuyimid shidaalka (Warbixin)

GALDOGOB: Darawalada Tagaasida oo ka canabaya qiimo kororka kuyimid shidaalka (Warbixin)

GALDOGOB: Darawalada Tagaasida oo ka canabaya qiimo kororka kuyimid shidaalka, waxayna go'aansadeen in iyaguna qiimaha ay ku kordhin doonaan dadka sha [...]
Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Galgaduud

Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Galgaduud

Dagaalka oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa waxaa uu Maanta ka dhacay deeganka Shilan ee hoos yimaada degmada Balamballe ee Gobolka Galg [...]
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 98aad (dhegayso)

Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 98aad (dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. [...]
Madaxweyne Mustafe Cumar oo si kulul uga hadlay siyaasada reergalbeedka ee Itoobiya

Madaxweyne Mustafe Cumar oo si kulul uga hadlay siyaasada reergalbeedka ee Itoobiya

MADAXWEYNE MUSTAFE CUMAR: "Laga soo bilaabo Vietnam ilaa Afgaanistaan, Laatiin Ameerika ilaa Sahel iyo Liibiya, taariikhdu waxay diiwaangelisay siyaas [...]
Ciidamada Puntland & Al-shabaab oo  ku dagaalamay deeganka Af-Urur ee gobolka Barri

Ciidamada Puntland & Al-shabaab oo ku dagaalamay deeganka Af-Urur ee gobolka Barri

Ciidamada Puntland iyo Xubno kantirsan Ururka Al-Shabaab ayaa xalay waxa uu dagaal xoogan ku dhexmaray buuraha dhanka waqooyi kaga beegan deegaanka A [...]
Amniga Dalka Kenya oo aad loo adkeeyay

Amniga Dalka Kenya oo aad loo adkeeyay

Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa ku baaqay in sare loo qaado feejignaanta xaga amniga ah ee gudaha dalkaasi Kenya. Kulan uu Maanta la [...]
MAANHADAL: Dhib u habeynta Ciidamada Puntland qeybahooda kala duwan  (dhegayso)

MAANHADAL: Dhib u habeynta Ciidamada Puntland qeybahooda kala duwan (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo todobaadkan uga hadli doono, Dhib u habeynta Ciidamada Puntland qeybahooda kala d [...]
Askar ka tirsan AMISOM oo dil toogasho lagu xukumay

Askar ka tirsan AMISOM oo dil toogasho lagu xukumay

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay maxkamadeynta 5-tii bishan ka bilaabatay Maxkamadda AMISOM ee Xerada Xalane ee magaalada Muqdish [...]
1 53 54 55 56 57 509 660 / 6107 POSTS