AMISOM oo ka hadashay Ciidamo u dhashay dalka Uganda oo la Xukumay

HomeWararka

AMISOM oo ka hadashay Ciidamo u dhashay dalka Uganda oo la Xukumay

Qoraal ka soo baxay ciidamada AMISOM ayaa lagu xaqiijiyay in maxkamad milatari ay ku xukunta 5 askari u dhalatay dalka Uganda dil toogasho ah iyo xabs

Madaxweyne Deni: “Waxaa jira Weerar siyaasadeed oo lagu hayo Puntland” (Daawo)
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Qoraal ka soo baxay ciidamada AMISOM ayaa lagu xaqiijiyay in maxkamad milatari ay ku xukunta 5 askari u dhalatay dalka Uganda dil toogasho ah iyo xabsi dheer kadib markii ay ku cadaatay inay dileen dad rayid ah.
Warka ka soo baxay ciidamada AMISOM ayaa lagu sheegay in askarta xukunka ku dhacay la geyn doono dalka Uganda si ay halkaas loogu fuliyo xukunka.

Hase yeeshee warar soo baxayay shalay ayaa sheegayay in labada askari ee dilka lagu xukumay lagu fulinayo xukunkooda magaalada Muqdisho.

Askarta xukunka lagu ridey ayaa bartamihii bishii Augost ee sanadkan waxa ay ku dileen deegaanka Golweyn muwaadiniin Soomaaliyeed oo rayid ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: