Author: Xasan

1 441 442 443 444 445 509 5316 / 6107 POSTS
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
(Sawirro) Gaalkacyo oo si dar darleh ay uga socoto  qaadista Cashuurta Gaadiidka ee sedex biloodka ah

(Sawirro) Gaalkacyo oo si dar darleh ay uga socoto qaadista Cashuurta Gaadiidka ee sedex biloodka ah

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka Mudug ayaa magalada Galkacyo kawada ololaha Cashuurta Gaadiidka ee sedex bilood-laha ah . Ciidanka ilaalad [...]
Ciidamada Danab oo Al-shabaab kala wareegay deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidamada Danab oo Al-shabaab kala wareegay deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidamada xoogga dalka ayaa saaka dagaal kula wareegay deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay tabisay Wakaaladda wararka ee SONNA. [...]
Falanqeyn: Ahmiyada ay leedahay xuska maalinta shaqaalaha aduunka (dhegayso)

Falanqeyn: Ahmiyada ay leedahay xuska maalinta shaqaalaha aduunka (dhegayso)

Maanta oo ay taariiqdu ku beegantahay 1-May 219,waxaa caalamka iyo Soomaaliyaba laga xusaa maalinta shaqaalaha aduunka. Hadaba ahmiyad intee laeg a [...]
Kenya iyo Soomaaliya oo soo celiyay xiriirkooda diblumaasiyadeed

Kenya iyo Soomaaliya oo soo celiyay xiriirkooda diblumaasiyadeed

Safiirka Soomaaliya ee Kenya Amb. Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa galabta dib ugu laabtay Nairobi, isagoo maalin kaddib dib ugu laabanaya shaqadiisa D [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daadihi [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso https://soundcloud.com/user-99587 [...]
Waraysi: Muxuu salka ku hayaa safarka uu ku marayo Puntland aqoon yahan Faysal Rooble( daawo)

Waraysi: Muxuu salka ku hayaa safarka uu ku marayo Puntland aqoon yahan Faysal Rooble( daawo)

Waraysi xiisa badan oo Daljir la yeelatay aqoon yahan Faysal Rooble, Khatarta Ethiopian ku ku hayaan Soomaalida "Hadda shacabka Ethiopian ka ah ee [...]
Shir looga hadlaayay Abaaraha oo Garoowe ka furmay

Shir looga hadlaayay Abaaraha oo Garoowe ka furmay

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shir guddoomiyay kulan deg deg ah oo looga hadlayey xaaladda Abaaraha [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed [...]
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee DFS oo dil toogasho ah ku  fulisay Aweys Iidow

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee DFS oo dil toogasho ah ku fulisay Aweys Iidow

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa Xukun dil ah ku ridday Xuseen Iidow Maxamed, Asli Axmed Cabdulle iyo Aweys Iidow Maxamed oo dil degmada Yaaqahiid ug [...]
1 441 442 443 444 445 509 5316 / 6107 POSTS