Falanqeyn: Ahmiyada ay leedahay xuska maalinta shaqaalaha aduunka (dhegayso)

Falanqeyn: Ahmiyada ay leedahay xuska maalinta shaqaalaha aduunka (dhegayso)

Maanta oo ay taariiqdu ku beegantahay 1-May 219,waxaa caalamka iyo Soomaaliyaba laga xusaa maalinta shaqaalaha aduunka.

Hadaba ahmiyad intee laeg ayay maalintan uleedahay shaqaalaha Soomaaliyeed? Shaqaalaha Soomaaliyeed mayihiin kuwo hela xuquuqdooda aasaasiga ah ? Su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay Burhaan Maxamed Cali oo bare ka ah kuliyada shareecada iyo qaanuunka ee jaamacada Badda cas

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com