Waraysi: Muxuu salka ku hayaa safarka uu ku marayo Puntland aqoon yahan Faysal Rooble( daawo)

Waraysi: Muxuu salka ku hayaa safarka uu ku marayo Puntland aqoon yahan Faysal Rooble( daawo)

Waraysi xiisa badan oo Daljir la yeelatay aqoon yahan Faysal Rooble,

Khatarta Ethiopian ku ku hayaan Soomaalida “Hadda shacabka Ethiopian ka ah ee jooga gudaha Soomaaliya waxay ka badan yihiin dadka Jabuuti ku nool oodhan”,

Dawlada Federalka ah iyo Mucaaradka ayuu ka hadlay

“Qorshe xumada mucaaradka iyo xulasha xumada madaxda Dawlada halis bay ku yihiin dawladnimada”, ayuu aaminsan yahay Faysal.

Shirkii Nairobi ee mucaaradka oo uu ku tilmaamay mid aan wax micno ah lahayn.

Qorshaha fog ee Ethipia ku doonayso dhul badeedka Soomaaliya.

Siyaasada arimaha dibadda maxaa khaldan maxaase ka saxan iyo halka la aadi karo 2020 ka ayuu si qoto dheer u falan qaynayaa aqoon yahan Faysal.

Sidee loo kala ilaalin karaa danaha Turkiga iyo Sucuudiga oo ku hardamaya Soomaaliya.

Halkan kaga bogo.

Waraysi xiisa badan oo Daljir la yeelatay aqoon yahan Faysal Rooble,Khatarta Ethiopian ku ku hayaan Soomaalida "Hadda shacabka Ethiopian ka ah ee jooga gudaha Soomaaliya waxay ka badan yihiin dadka Jabuuti ku nool oodhan",Dawlada Federalka ah iyo Mucaaradka ayuu ka hadlay"Qorshe xumada mucaaradka iyo xulasha xumada madaxda Dawlada halis bay ku yihiin dawladnimada", ayuu aaminsan yahay Faysal.Shirkii Nairobi ee mucaaradka oo uu ku tilmaamay mid aan wax micno ah lahayn.Qorshaha fog ee Ethipia ku doonayso dhul badeedka Soomaaliya. Siyaasada arimaha dibadda maxaa khaldan maxaase ka saxan iyo halka la aadi karo 2020 ka ayuu si qoto dheer u falan qaynayaa aqoon yahan Faysal.Sidee loo kala ilaalin karaa danaha Turkiga iyo Sucuudiga oo ku hardamaya Soomaaliya.

Posted by Radio Daljir on Tuesday, April 30, 2019

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com