Maxkamada ciidamada qalabka sida ee DFS oo dil toogasho ah ku fulisay Aweys Iidow

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee DFS oo dil toogasho ah ku  fulisay Aweys Iidow

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa Xukun dil ah ku ridday Xuseen Iidow Maxamed, Asli Axmed Cabdulle iyo Aweys Iidow Maxamed oo dil degmada Yaaqahiid ugu geystay 20/09/2018 Axmed Mukhtaar Saalax ( Dowlo).

Sidoo kale maxkamadda ayaa sii deysay afar qof oo kale oo iyaguna ku eedeysnaa Falka dilka ah.

Guddoomiyaha maxkamadda gobolka Banaadir Muuse Macallin Maxamed ayaa sheegay in xukunka uu racfaan ka furan yahay.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in xukunkan uu racfaan ka furan yahay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com