Author: Xasan

1 420 421 422 423 424 509 5064 / 6107 POSTS
Daacish oo sheegatay qaraxii Bosaaso

Daacish oo sheegatay qaraxii Bosaaso

War qoraal ah oo lagu daabacay Warbaahinta wararka u faafisa Ururka Daacish ee Amaq News Agency ayaa waxaa ay ku sheeteen Mas’uuliyada qaraxii Maanta [...]
Xagee ayuu marayaa mashruucii balaarinta dhismaha waddada bartamaha ee Bosaaso? (dhegayso )

Xagee ayuu marayaa mashruucii balaarinta dhismaha waddada bartamaha ee Bosaaso? (dhegayso )

Guddiga dhimaha waddada bartamaha ee magaalada Bosaaso ayaa sheegay in shaqadii dhismaha waddada Bosaaso ay meel wanaagsan marayso, dhawaan la saari d [...]
Maxkamada ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya oo  dil toogasho ah ku fulisay xubin ka tirsanaa Daacish

Maxkamada ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya oo dil toogasho ah ku fulisay xubin ka tirsanaa Daacish

Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Khamiis ah waxa ay xukun dil toogasho ah ku riday Xubin ka tirsanaa Daa [...]
Madaxweynaha Soomaaliya oo dib u celiyay Jinsiyaddii labaad iyo Baasaboorkii Mareykanka ee uu heystay.

Madaxweynaha Soomaaliya oo dib u celiyay Jinsiyaddii labaad iyo Baasaboorkii Mareykanka ee uu heystay.

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dib u celiyay Jinsiyaddii labaad iyo Baasaboorkii Mareykanka ee uu he [...]
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo hambalyo udiray shacabka iyo dowladda Puntland

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo hambalyo udiray shacabka iyo dowladda Puntland

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxa uu dhambaal hambalyo ah udiray shacabka iyo dowladda Puntland munaasabadda xuska 1-da Augus [...]
Degmada Jariiban oo markii ugu horaysay looga dabaal dagayo sanad guurada 21aad ee Aaas aaskii Puntland (dhegayso)

Degmada Jariiban oo markii ugu horaysay looga dabaal dagayo sanad guurada 21aad ee Aaas aaskii Puntland (dhegayso)

Iyadoo maalinta Bari ah ay ku beegaantahay 21 Sanadguuradii kasoo wareegtay Xiligii La Aas aasay Puntland, ayaa degma Jariiban ee gobolka Mudug waxaa [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
Ururka Haweenka gobolka Haylan oo eedeen ujeediyay guddiga qaban qaabada munaasibada 1da August (dhegayso)

Ururka Haweenka gobolka Haylan oo eedeen ujeediyay guddiga qaban qaabada munaasibada 1da August (dhegayso)

iyadoo laba maalin un ay inooga harsan tahay xuska sanad guurada 21aad ee Aas aaskii Puntland, ayaa qaabka ay u socoto qaban qaabada munaasibada wax [...]
Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Qardho (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Qardho (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Amniga deegaanada Puntland oo la adkeeyay iyo ciidamada oo howgalo wada ( dhegayso)

Amniga deegaanada Puntland oo la adkeeyay iyo ciidamada oo howgalo wada ( dhegayso)

Amaanka deegaanada Puntland ayaa aad loo adkeeyay iyadoo ay fooda nagu soo hayso sanad guurada 21aad ee Aas aas aaskii Puntland, waxaana heegan buuxa [...]
Qaar kamid ah Ergadii soo xushay baarlamaanka Soomaaliya oo dhaqan galiyay amarkii  Al-shabaab

Qaar kamid ah Ergadii soo xushay baarlamaanka Soomaaliya oo dhaqan galiyay amarkii Al-shabaab

iyadoo dhawaan kooxda Al-shabaab ay ku amartay qaar ka mid ah oday dhaqameedyadii iyo ergada soo xushay xildhibaanada baarlamaanka heer federal iyo h [...]
Xubno argagixisada Al-shabaab iyo Daacish (ISIS) oo Puntland lagu xukumay (sawirro)

Xubno argagixisada Al-shabaab iyo Daacish (ISIS) oo Puntland lagu xukumay (sawirro)

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Puntland ayaa maanta xukuno kala duwan waxa ay ku ridday xubno ka tirsan kooxaha Argagixisada ee Shabaab iyo Daaci [...]
1 420 421 422 423 424 509 5064 / 6107 POSTS