Amniga deegaanada Puntland oo la adkeeyay iyo ciidamada oo howgalo wada ( dhegayso)

Amaanka deegaanada Puntland ayaa aad loo adkeeyay iyadoo ay fooda nagu soo hayso sanad guurada 21aad ee Aas aas aaskii Puntland, waxaana heegan buuxa lagaliyay ciidamada amniga ee Puntland si ay uga hortagaan kooxaha dhagar qabayaasha ah.

Magaalada Garoowe waxaa soo gaaray wafdi uu hogaaminayay Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Taliyaha ciidamada Booliska Puntland Jen. Muxiidiin Axmed Muuse ayaa Warbaahinta u sharaxay awaamiirta ka soo baxday madaxda sare ee Puntland.

Dhegayso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com