Author: Xasan

1 369 370 371 372 373 509 4452 / 6107 POSTS
Amniga Thailand oo si weyn loo adkeeyey

Amniga Thailand oo si weyn loo adkeeyey

Dowladda Thailand ayaa sheegtay in ay soo xireen todobo qof oo looga shakisan yahay in ay ka dambeeyeen weerar dhawaan ka dhacay gobolka Yala. ….Ko [...]
Isimada Puntland oo ka hadlay weerarkii baarlamaanka Puntland (dhegayso)

Isimada Puntland oo ka hadlay weerarkii baarlamaanka Puntland (dhegayso)

Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo kamid ah Isimada ugu miisaanka culus maamulka Punland ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay maanta Radio Daljir waxa uu [...]
Garoowe: Madax ka socotay dowldda dhexe iyo dowladd goboleedyada oo ku shiray

Garoowe: Madax ka socotay dowldda dhexe iyo dowladd goboleedyada oo ku shiray

kulan ku saabsan dhageysiga talooyinka dowlad goboleedyada ee Sharciyada kala ah Sharciga Maareenta Maalyadda,Sharciga Hanti Dhorka Guud ee Qarank [...]
Habraaca  doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo la soo saaray (Akhriso)

Habraaca doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo la soo saaray (Akhriso)

Guddiga doorashada gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka Puntland ayaa maanta kulankoodii u horeeyay ku yeeshay magaalada Garoowe, iyagoo ku soo bandhigay [...]
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garoowe idinkaga soo [...]
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka kooban ee xulashada waxaa uu ka mid yahay barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. waxaana Bosaaso ka soo jeedinaya Wariye Faadumo Degan Da [...]
Zimbabwe oo mamnuucday Xoolihii uga Imaan Jiray wadanka South Africa

Zimbabwe oo mamnuucday Xoolihii uga Imaan Jiray wadanka South Africa

Dowladda Zimbabwe ayaa sheegtay inay iska joojisay xoolaha iyo hilibka uga imaan jiray wadanka ay deriska yihiin ee South Africa. Qoraal ka soo b [...]
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bosaaso inoo ka daadihinaya Xuseen [...]
Gurmad Baladweyne oo maanta Gaalkacyo ka ambabaxay  (Sawiro)

Gurmad Baladweyne oo maanta Gaalkacyo ka ambabaxay (Sawiro)

Magaalada Gaalkacyo maanta oo Jimce ah waxaa ka ambabaxay oo lagu sagootiyey 3 Gaari oo Candhameydle ah kuwaas oo siday deeqdii laga uruuriyay shacabk [...]
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada Warka Fiidnimo, waxaa warka caawa inoo diyaariyey oo noo daadihinaya Khadar Cawl, xarunta Daljir Ga [...]
Dibad bax ka dhacay Gaalkacyo (Sawiro)

Dibad bax ka dhacay Gaalkacyo (Sawiro)

Ehelada dhalinyaro ku xiran xabsiyada dalka Cumaan ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka dhigay dibad bax ay ku dalbanayaan in loo soo daayo wiilashooda. [...]
1 369 370 371 372 373 509 4452 / 6107 POSTS