Author: Xasan

1 368 369 370 371 372 509 4440 / 6107 POSTS
Warka Fiidnimo iyo Ibraahin Karaama, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Ibraahin Karaama, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Ibraahin Karaama oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Gaalkacyo. https://soundcloud.com/user-995878235/wark [...]
Hogaamiyihii mucaaradka Cambodia oo Xabsiga laga sii daayay

Hogaamiyihii mucaaradka Cambodia oo Xabsiga laga sii daayay

Hogaamiyaha Mucaaradka dalka Cambodia Kem Sokha ayaa xabsiga laga sii daayey, kadib markii ay Maxkamad amar ku bixisay in la siidaayo. Kem Sokha ay [...]
Iran oo sheegtay in ay heshay Ceelal Shidaal oo cusub

Iran oo sheegtay in ay heshay Ceelal Shidaal oo cusub

Dowladda Iran ayaa sheegtay inay heshay dhul ay baaxadiisu aad u weyntahay, isla markaana laga soo saari doono shidaal gaaraya 53 billion oo fuusto, s [...]
Barnaamijka Muuqaalka Bulshada,  Xuska dhalashada Nabigeena Maxamed CSW (dhegayso)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Xuska dhalashada Nabigeena Maxamed CSW (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, h [...]
Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka kooban ee xulashada waxaa uu ka mid yahay barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. waxaana Garoowe ka soo jeedinaysa wariye Xaawo Axmed. [...]
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ka baaqday safarkii Beledweyne iyo dowladda oo saacado kooban ku hakisay garoonka Muqdisho  madaxda Xisbiyada dalka

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ka baaqday safarkii Beledweyne iyo dowladda oo saacado kooban ku hakisay garoonka Muqdisho madaxda Xisbiyada dalka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka baaqday safar lagu waday inuu maanta ku tago magaalada Beledweyne, iyadoo warar kala duwan uu [...]
liibiya oo Ruushka ku eedeesay  hurinta colaada dalkaasi (Akhriso)

liibiya oo Ruushka ku eedeesay hurinta colaada dalkaasi (Akhriso)

Wasiirka arrimaha gudaha ee dalka liibiya Fathi Bashaga ayaa Ruushka ku eedeeyay in ay hurinayso dagaalada ka socda Liibiya, waxana uu Wasiirku ugu ba [...]
Madaxweynihii hore ee Brazil oo wacad ku maray inuu Brazil ka xorayn doono waalida (Akhriso )

Madaxweynihii hore ee Brazil oo wacad ku maray inuu Brazil ka xorayn doono waalida (Akhriso )

Madaxweynihii hore ee dalka Brazil Luiz Inacio Lula da Silva ayaa laga siidaayay xabsiga isagoo wacad ku maray inuu "Brazil ka xorayn doono waalida." [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Badhan,Sanaag inoo ka daadihinaya W [...]
1 368 369 370 371 372 509 4440 / 6107 POSTS