Hogaamiyihii mucaaradka Cambodia oo Xabsiga laga sii daayay

HomeWararka

Hogaamiyihii mucaaradka Cambodia oo Xabsiga laga sii daayay

Hogaamiyaha Mucaaradka dalka Cambodia Kem Sokha ayaa xabsiga laga sii daayey, kadib markii ay Maxkamad amar ku bixisay in la siidaayo. Kem Sokha ay

Warka Caweysin iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Biyo la’aan laga soo sheegayo tulooyin ka tirsan Gumbax (Daawo)
Qaylo dhaan laga diray khatarka Itoobiya & Damaceeda Xeebaha Somaaliya (Daawo)

Hogaamiyaha Mucaaradka dalka Cambodia Kem Sokha ayaa xabsiga laga sii daayey, kadib markii ay Maxkamad amar ku bixisay in la siidaayo.

Kem Sokha ayaa xabsi guri ku jiray labo sano, kadib markii lagu soo eedeeyey in uu waday olole ka dhan ah dowladda.

Maxkamadda ayaa amar ku bixisay in Kem Sokha uusan ka qeyb gali karin arrimaha siyaasadda ee ka dhan ah dowladda, isla markaana wadanka ka bixi karin ilaa amar dambe.

Kem Sokha oo 66 sano jir ah ayaa ah asaasaha xisbiga Mucaaradka ee Cambodia National Rescue Party (CNRP).

Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: