Biyo la’aan laga soo sheegayo tulooyin ka tirsan Gumbax (Daawo)

HomeWararka

Biyo la’aan laga soo sheegayo tulooyin ka tirsan Gumbax (Daawo)

Maxamuud Axmed Muuse Guddoomiyaha degmadda Gumbax oo waraysi siyeey Radio Daljir ayaa ka hadlay biyo la’aan kajirta qaybo kamid ah tuuloyooyinka hoosyimada degmadda Gumbax ee gobalka Bari. Guddoomiyaha ayaa sheegay in kormeer ay ku marayaan tulooyinka hoosyimada degmadaas ay ku arkeen shacab ka cabanaya biyo la’aan, isago Fariin u diray Hay’adaha iyo dowladda.

Safaarada Somaaliya ee Turkiga oo u talooyin siyeey Somaalida dalkaas ku nool (dhegayso)
MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARAAQAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIRAHA CUSUB EE BOQORTOOYADA INGIRIISKA (SAWIRO)
NUSOJ: “Iska diid xukunta ceebta ah ee Maxkamada Ciidanku ku riddey wariye madaxbannaan” (Warsaxaafadeed)

Maxamuud Axmed Muuse Guddoomiyaha degmadda Gumbax oo waraysi siyeey Radio Daljir ayaa ka hadlay biyo la’aan kajirta qaybo kamid ah tuuloyooyinka hoosyimada degmadda Gumbax ee gobalka Bari.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in kormeer ay ku marayaan tulooyinka hoosyimada degmadaas ay ku arkeen shacab ka cabanaya biyo la’aan, isago Fariin u diray Hay’adaha iyo dowladda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: