Habraaca doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo la soo saaray (Akhriso)

Habraaca  doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo la soo saaray (Akhriso)

Guddiga doorashada gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka Puntland ayaa maanta kulankoodii u horeeyay ku yeeshay magaalada Garoowe, iyagoo ku soo bandhigay habraaca loo marayo doorashada Gudoomiyaha cusub.

War saxaafadeed ka soo baxay Guddiga ayaa lagu sheegay in doorashada ay qabsoomeyso 14-ka bishan oo Khamiista todobaadkan ah, waxeyna Diiwaan gelinta musharixiinta bilaabneysaa beri oo Axad ah 10-ka bisha, waxeyna ku egtahay Arbacada oo 13-ka bisha ah.
Akhriso.


Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com