Isimada Puntland oo ka hadlay weerarkii baarlamaanka Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Isimada Puntland oo ka hadlay weerarkii baarlamaanka Puntland (dhegayso)

Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo kamid ah Isimada ugu miisaanka culus maamulka Punland ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay maanta Radio Daljir waxa uu

Muqdisho oo la geyeey qaar kamid ah dhawacyadii dagaalka Laascanood (Sawiro)
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo furay shir weynaha Caafimaadka Caasimadda
Saaka & Dunida iyo Cabdifatax Cumar Geeddi, Garoowe (dhegayso)

Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo kamid ah Isimada ugu miisaanka culus maamulka Punland ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay maanta Radio Daljir waxa uu wax laga xumaado ku tilmaamay iska hormiid kii ay Dadku ku dhinteen ee labo habeen kahor ka dhacay xarunta baarlamaanka Puntland.

Garaadka ayaa sheegay in masuuliyad Falkaasi ay qaadi doonan madaxda ugu saraysa Puntland.

waxa uu sheegay in ilaa iyo haatan ay
waxa uu Garaadka uwaramay wariye Xaawo Axmed Maxamed oo ku sugan Daljir Garoowe.
Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: