Isimada Puntland oo ka hadlay weerarkii baarlamaanka Puntland (dhegayso)

Isimada Puntland oo ka hadlay weerarkii baarlamaanka Puntland (dhegayso)

Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo kamid ah Isimada ugu miisaanka culus maamulka Punland ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay maanta Radio Daljir waxa uu wax laga xumaado ku tilmaamay iska hormiid kii ay Dadku ku dhinteen ee labo habeen kahor ka dhacay xarunta baarlamaanka Puntland.

Garaadka ayaa sheegay in masuuliyad Falkaasi ay qaadi doonan madaxda ugu saraysa Puntland.

waxa uu sheegay in ilaa iyo haatan ay
waxa uu Garaadka uwaramay wariye Xaawo Axmed Maxamed oo ku sugan Daljir Garoowe.
Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com