Dibad bax ka dhacay Gaalkacyo (Sawiro)

HomeWararka

Dibad bax ka dhacay Gaalkacyo (Sawiro)

Ehelada dhalinyaro ku xiran xabsiyada dalka Cumaan ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka dhigay dibad bax ay ku dalbanayaan in loo soo daayo wiilashooda. waxa ay baaq dheer udiren madaxda dowladda dhexe iyo madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni. Sawiro. Diiwaanka wararka. Radio Daljir.

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo shir muhiim ah daahfuray
Wacaal daray ah: Puntland oo ku gacansayrtay qayb kamid ah go’aankii isimada
WARKA FIIDNIMO | CABDIFATAAX CUMAR GEEDI | DALJIR QARDHO

Ehelada dhalinyaro ku xiran xabsiyada dalka Cumaan ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka dhigay dibad bax ay ku dalbanayaan in loo soo daayo wiilashooda.

waxa ay baaq dheer udiren madaxda dowladda dhexe iyo madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni.
Sawiro.


Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: