Author: Xasan

1 249 250 251 252 253 509 3012 / 6107 POSTS
Garowe: Gudigga Xasilinta suuqa lacagaha oo digniin u diray qaar kamid ah ganacatada (daawo)

Garowe: Gudigga Xasilinta suuqa lacagaha oo digniin u diray qaar kamid ah ganacatada (daawo)

Gudigga Xasilinta suuqa lacagaha oo digniin u diray qaar kamid ah ganacatada oo ay sheegeen inay caqabad ku yihiin socodsiinta lacagta Shilling ka ah, [...]
BADHAN: KULAN BULSHEED ”Sidee baa Maamulka & Bulshadu u Wada Shaqayn Karaan? | (daawo)

BADHAN: KULAN BULSHEED ”Sidee baa Maamulka & Bulshadu u Wada Shaqayn Karaan? | (daawo)

BADHAN: KULAN BULSHEED ''Sidee baa Maamulka & Bulshadu u Wada Shaqayn Karaan? | Waxaa Barnaamijkan iska kaashaday Xarunta HADAF Center for Research an [...]
Shiinaha “Xorriyadda Taiwan waxay ka dhigan tahay dagaal”

Shiinaha “Xorriyadda Taiwan waxay ka dhigan tahay dagaal”

Milatariga Shiinaha ayaa sheegay Khamiistii in madaxbanaanida maamulka Taiwan ee hoostaga dowladda Shiinaha ay ka dhigantahay dagaal. Afhayeenka Wa [...]
Beesha Caalamka oo soo dhoweysay Guddiyada Doorashooyinka ee Jubbaland iyo Puntland

Beesha Caalamka oo soo dhoweysay Guddiyada Doorashooyinka ee Jubbaland iyo Puntland

Saaxiibada beesha caalamku waxay soo dhoweynayaan magacaabidda Guddiyada Heer Dowlad Goboleed ee Hirgelinta Doorashada Jubaland iyo Puntland, ee la so [...]
Siyaasi Cabdiraxmana Cabdishakuur “Madaxweyne Farmaajo wuxuu ku fashilmay sidii loo dooran lahaa 329 kursi oo heshiis lagu yahay”

Siyaasi Cabdiraxmana Cabdishakuur “Madaxweyne Farmaajo wuxuu ku fashilmay sidii loo dooran lahaa 329 kursi oo heshiis lagu yahay”

Siyaasi Cabdiraxmana Cabdishakuur ayaa ka hadlay manata ansixinta 13ka kursi ee lagu kordhinayo golaha Aqalka Sare ee matalaada gobolka Banaadir. " [...]
Jubbaland oo iclaamisay dagaal ka dhan ah dowladda (daawo)

Jubbaland oo iclaamisay dagaal ka dhan ah dowladda (daawo)

Wasiirka Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Nuur Janan oo warbaahinta kula hadlayay duleedka degmada Baledxaawo ayaa faahfaahin ka bixiyay d [...]
Wasiirka Arrimaha Dibbadda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Itoobiya

Wasiirka Arrimaha Dibbadda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Itoobiya

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha dibadda Itoobiya Demeke Mekonnen iyo Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed C/risaaq ayaa sha [...]
OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS: Wargalin muhiim ah oo kusocota dadwaynaha Puntland & adeegyo cusub oo laguu keenay.

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS: Wargalin muhiim ah oo kusocota dadwaynaha Puntland & adeegyo cusub oo laguu keenay.

Wargalin muhiim ah oo kusocta dadwaynaha Puntland & adeegyo cusub oo ay soo kordhiyeen shikadaha kala ah: > Nasiye > Daryeel Herbal company > Dabi [...]
BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 14aad)

BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 14aad)

Barnaamjka maanta waxa uu ku saabsan yahay, Doorashada Soomaaliya iyo khilaafka madaxda dalka. Barnaamjka waxaa soo jeedinaya wariye Xasan Heykal. [...]
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soodhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, Q [...]
Maxaa looga hadlay kulanka golaha Wasiirada Puntland? (Sawirro)

Maxaa looga hadlay kulanka golaha Wasiirada Puntland? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Qorsh [...]
Jabuuti oo iska fogeysay eedeyntii uga timid DFS (Akhriso)

Jabuuti oo iska fogeysay eedeyntii uga timid DFS (Akhriso)

Dowlada Jabuuti ayaa ka hadashay go’aankii ka soo baxay guddiga xaqiiqo raadinta ee urur goboledka IGAD u magacaabay khilaafka ka dhex jira dowladaha [...]
1 249 250 251 252 253 509 3012 / 6107 POSTS