Jabuuti oo iska fogeysay eedeyntii uga timid DFS (Akhriso)

HomeWararka

Jabuuti oo iska fogeysay eedeyntii uga timid DFS (Akhriso)

Dowlada Jabuuti ayaa ka hadashay go’aankii ka soo baxay guddiga xaqiiqo raadinta ee urur goboledka IGAD u magacaabay khilaafka ka dhex jira dowladaha

Maamulka SSC-Khaatumo oo ka hadlay in laga reebo tartanka maamul gobaleedyada
Waa Kuma Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Koonfur Galbeed? (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Dowlada Jabuuti ayaa ka hadashay go’aankii ka soo baxay guddiga xaqiiqo raadinta ee urur goboledka IGAD u magacaabay khilaafka ka dhex jira dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.

Qoraal ka soo baxay wasaarada arrimaha dibadda Jabuuti ayaa lagu sheegay in go’aanka ka soo baxay guddiga xaqiiqo raadinta ee dowlada Jabuuti ka socday uu ahaa mid loo fuliyay si dhexdhexaadnimo ah.

“Howlaha guddiga waxaa la fuliyay kadib ruqsad laga helay dalalka Kenya iyo Soomaaliya horaantii bishan markii ay guddigu booqdeen labada dal.”ayaa lagu yiri qoraalka.

Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: