Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soodhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, Qodobada barnaajka waxaa kamd ah:
> Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay 13-ka Kursi Gobolka Banaadir ee mataaladda Aqalka Sare.
> James Swan oo soo dhoweeyay magacaabista guddiga farsamo ee Jubbaland iyo Puntland.
> Dowlada Soomaaliya oo ka hortimid qaabka loo magacaabay Guddiyada Farsamo ee Jubbaland iyo Puntland.
> Jabuuti oo ka hadashay go’aanka ay soo saareen guddiga xaqiiqo raadinta khilaafka Soomaaliya iyo Kenya.
> Daadihintu waa Xassan Heykal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com