Author: MCI

1 22 23 24 25 26 220 288 / 2631 POSTS
Saddex ruux oo qaraxa Bossaso qaarna aragga ku waayeen qaarna ku luga beeleen

Saddex ruux oo qaraxa Bossaso qaarna aragga ku waayeen qaarna ku luga beeleen

Fartuun Yuusuf, waa gabar dhalinyaro ah oo ay hooyadeed mehrad ku lahayd afaafka hore ee maxkamadda Bosaso, waxaana dhaawac uu ka soo gaaray indhaha i [...]
Mareykanka oo duqayntii labaad ee todobaadkan ku dilay afar ruux buuraha gobolka Bari

Mareykanka oo duqayntii labaad ee todobaadkan ku dilay afar ruux buuraha gobolka Bari

  Duqaymaha xirka ee Mareykanka uu ka fuliyay Soomaaliya todobaadkan ayaa lagu dilay 17- ka mid ah kooxaha Daacish, sida lagu sheegay war kaso [...]
Maxkamadda gobolka Nugaal oo maanta mar kalle dhagaysanaysa dawacadda kiiskii Caaisha

Maxkamadda gobolka Nugaal oo maanta mar kalle dhagaysanaysa dawacadda kiiskii Caaisha

Maxkamadda gobolka Nugaal ayaa saakay la filayaa inay mar kalle ka bilaabato dawacadda ka dhan ah toban ruux oo loo haysto dilka iyo kufsiga gabadhii [...]
Qarax kadhacay iridka maxkamadda Bosaso

Qarax kadhacay iridka maxkamadda Bosaso

  Inta la xaqiijiyay sideed ruux ayas ku dhaawacmay qarax kadhacay afaafka hore ee maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Bari ee magaalada Bo [...]
Mareykanka oo sheegay inuu 13- katirsan Daacish ku dilay duqayn diyaaradeed Puntland

Mareykanka oo sheegay inuu 13- katirsan Daacish ku dilay duqayn diyaaradeed Puntland

Mareykanka ayaa sheegay duqayn diyaaradeed oo uu ka fuliyay gobolada Puntland inuu ku dilay 13- dagaalame oo katirsan kooxda Daacish. Taliska Marey [...]
Duqaymo diyaaradeed oo kadhacay deegaamo katirsan gobolka Bari

Duqaymo diyaaradeed oo kadhacay deegaamo katirsan gobolka Bari

Diayaarado dagaal ayaa duqayn ka fuliyay deegaanka Miriqle oo 45km dhanka bari uga toosan degmada Iskushuban ee gobolka Bari, iyo sidoo kalle deegaank [...]
Bosaso: Taliyaha Qaybta Booliska oo warbaahinta Daljir uga waramay dilal dhacay (daawo)

Bosaso: Taliyaha Qaybta Booliska oo warbaahinta Daljir uga waramay dilal dhacay (daawo)

Taliyaha qaybta booliska gobolka Bari oo warbaahinta Daljir uga waramay dilal habeenadii lasoo dhaafay kadhacayay magaalada Bosaso oo ay u dambaysay a [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed [...]
Maamulka degmada Ufayn oo qaylo dhaan diray (dhegayso)

Maamulka degmada Ufayn oo qaylo dhaan diray (dhegayso)

Wariyaheena Hodan Sulub Diini ayaa waraysatay guddoomiye kuxigeenka degmada Ufayn Abshir Shire Axmed.   https://soundcloud.com/user-9958782 [...]
Fadliga Soonka Bisha Ramadaan iyo Sheekh Cabdirisaaq Cali Shirwac (dhegayso)

Fadliga Soonka Bisha Ramadaan iyo Sheekh Cabdirisaaq Cali Shirwac (dhegayso)

Maanta guud ahaanba dunida mulimka ayaa waxaa la xirtay maalinta koowaad ee bisha barakaysan ee Ramadaan oo ahayd bishii quraanku soo degay, sidoo kal [...]
Fuustada biyaha oo gaartay $300 Bareedo iyo deegaamada hoosyimaada (dhegayso)

Fuustada biyaha oo gaartay $300 Bareedo iyo deegaamada hoosyimaada (dhegayso)

Biyo la'aan ka dhashay abaarta ayaa kajirta deegaamo katirsan Gardafu Puntland, waxaana ka mid ah meelaha ugu daran degmada Bareeda. Abshir Axmed M [...]
1 22 23 24 25 26 220 288 / 2631 POSTS