Bosaso: Taliyaha Qaybta Booliska oo warbaahinta Daljir uga waramay dilal dhacay (daawo)

Bosaso: Taliyaha Qaybta Booliska oo warbaahinta Daljir uga waramay dilal dhacay (daawo)

Taliyaha qaybta booliska gobolka Bari oo warbaahinta Daljir uga waramay dilal habeenadii lasoo dhaafay kadhacayay magaalada Bosaso oo ay u dambaysay askari katirsanaa booliska saldhigga Biyo kulule oo xalay koox hubaysan ay dileen.

Mohamoud Abdi Ibrahim ayaa taliyaha qaybta booliska gobolka Bari Xuseen Cali Maxamed xafiiskiisa ku waraystay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com