Author: MCI

1 180 181 182 183 184 220 2184 / 2631 POSTS
Ra’iisul Wasaare Khayre oo gaaray Baydhabo

Ra’iisul Wasaare Khayre oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hogaaminayo ra'iiusl wasaaraha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. [...]
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay doorashooyinkii kadhacay Somaliland (dhegayso)

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay doorashooyinkii kadhacay Somaliland (dhegayso)

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka hadlay Dorashadii ka dhacay Soomaaliland asagoo Hambalyo udiray madaxwaynah [...]
Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 35aad

Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 35aad

Hoos ka dhegayso Taxanaha 35aad ee Sheeko Gaaban, Sheekadii ISMADHAANTO. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a15a24f0301004e9613a8d2/S [...]
Xulashada Daljir & Cumar Lakiman iyo Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir & Cumar Lakiman iyo Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Baydhabo ku wajahan

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Baydhabo ku wajahan

Ra'iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa maanta oo Arbaco ah ku wajahan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ee caasimadda KMG ah ee maamulka Koo [...]
Shir kusaabsan Waxqabadka Wasaaradaha Puntland oo Garowe ka furmay (dhegayso)

Shir kusaabsan Waxqabadka Wasaaradaha Puntland oo Garowe ka furmay (dhegayso)

Garowe waxaa maanta ka furmay shir u dhaxeeya Hay'addaha Dowladda Puntland iyo Hay'adaha gar gaarka bixiya oo ay kamid tahay WFP ,kaas oo ku sabsana q [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir [...]
Wacaal Daray ah: Madaxwaynihii Zimbabwe Mugabe oo is-casilay

Wacaal Daray ah: Madaxwaynihii Zimbabwe Mugabe oo is-casilay

Madaxwaynaha wadanka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa iska casilay xilka, sida uu sheegay afhayeenka baarlamaanka Jacob Mudenda. Warqad kasoo  baxday ma [...]
Muuse Biixi oo ku guulaystay doorashadii kadhacday Somaliland

Muuse Biixi oo ku guulaystay doorashadii kadhacday Somaliland

Waxaa goor dhowayd lagu dhawaaqay natiijadii doorashadii madaxtinimada ee Somaliland, waxaana ku guulaytay xisbiga Kulmiye inuu mar kalle sii hayo mud [...]
Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 34aad

Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 34aad

Hoos ka dhegayso Taxanaha 34aad ee Sheeko Gaaban, Sheekadii ISMADHAANTO. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a141a9c0301005d6f61bb89/S [...]
Xulashada Daljir & Khadar Cawl, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Khadar Cawl, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buuhoodle idinkaga soo jeedinaya Kha [...]
Barnaamijkii Cayaaraha ee Radio Daljir iyo Cabdiraxmaan Yemeni (Dhegayso)

Barnaamijkii Cayaaraha ee Radio Daljir iyo Cabdiraxmaan Yemeni (Dhegayso)

Barnaamijka Cayaaraha ee Radio Daljir waa barnaamij maalinle ah ah oo lagu soo gudbiyo cayaaraha ugu dambeeyey ee caalamka iyo Soomaaliya. Wariye Cabd [...]
1 180 181 182 183 184 220 2184 / 2631 POSTS