Author: MCI

1 179 180 181 182 183 220 2172 / 2631 POSTS
Mashruuca wadada Qardho iyo B/Bayla oo la daah furay (dhegayso)

Mashruuca wadada Qardho iyo B/Bayla oo la daah furay (dhegayso)

Mashruuca wadada isku xiraysa magaalooyinka Qardho iyo Benderbayla ayaa si rasmi ah xariga loogu jaray munaasbad kadhacday magaalada Qardho. Guddoo [...]
Koob Kubadda Cagta degmooyinka gobolka Nugaal oo ka furmaya Mire Awaare Studium (dhegayso)

Koob Kubadda Cagta degmooyinka gobolka Nugaal oo ka furmaya Mire Awaare Studium (dhegayso)

Garoonka kubbadda cagta Mirre Awaare Jaamac waxaa galabta ka furmi doona tartanka kubbadda Cagta oo loo qabanayo  degmooyinka Gobolka Nugaal. Deg [...]
Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso(dhegayso)

Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso(dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Madaxweynaha dawladda Puntland oo Kulan La Yeeshay Qaar kamid Ah Wasiirada Dalka Ethiopia

Madaxweynaha dawladda Puntland oo Kulan La Yeeshay Qaar kamid Ah Wasiirada Dalka Ethiopia

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed iyo weftigii uu hogaaminayey ee hawlaha shaqo u joogey dalka Ethiopia ayaa maanta gelinkii danbe [...]
Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo codsaday in la hakiyo ansixinta heshiisyada

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo codsaday in la hakiyo ansixinta heshiisyada

Warqad kasoo baxday Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo lagu dhawaaqay shirkii madaxwaynayaasha shanta dowlad goboleedyadu ay ku yeesheen magaala [...]
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir [...]
Jaamacad Cusub oo loogu magacdaray Ra’iisul wasaare Kheyre (sawiro)

Jaamacad Cusub oo loogu magacdaray Ra’iisul wasaare Kheyre (sawiro)

Ra'iisul wasaaraha dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magalaada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa galabta booqday jaamac [...]
Carruus Yaasiin Cabdicasiis oo Daljir uga waramay dareenkiisa dhir beeristii uu ka sameeyey Burtinle (dhegayso)

Carruus Yaasiin Cabdicasiis oo Daljir uga waramay dareenkiisa dhir beeristii uu ka sameeyey Burtinle (dhegayso)

Yasiin Cabdi Casiis waa 27-jir   dhawaan  ku aqalgalay degmada Burtinle ee gobolka Nugaal , waxaa uu dhowaan noqday carruuskii ugu horeeyey isaga iy [...]
Warka Fiidnimo iyo Zubayr Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Zubayr Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Zubayr Shiikh Cabdi, xarunta Daljir Gaalkacyo Dhegayste ha [...]
Sanaag: Ciidamada la dagaalanka argagaxisada iyo difaaca gobolka oo ladhisayo (dhegayso)

Sanaag: Ciidamada la dagaalanka argagaxisada iyo difaaca gobolka oo ladhisayo (dhegayso)

Gobolka Sanaag ayaa waxaa ka socda qorshe lagu dhisayo ciidamo gaaraya kun iyo shan boqol oo askari oo ka imaanaya beelaha gobolka, kuwaasi oo u idman [...]
Mashaariic kasocda degmada Iskushuban ee gobolka Bari (dhegayso)

Mashaariic kasocda degmada Iskushuban ee gobolka Bari (dhegayso)

Degmada Iskushuban ee gobolka Bari ayaa waxaa ka socda mashaariic kale duwan oo ay wadaan hay'ado caalami ah, guddoomiye kuxigeenka degmada Axmed Jaam [...]
Shacabka Garoowe oo ka cabanaya gaadiid  shaqo joojin sameeyey (dhegayso)

Shacabka Garoowe oo ka cabanaya gaadiid shaqo joojin sameeyey (dhegayso)

Gaadiidka yaryar ee Bajaajta ee ka shaqeeya Garoowe, ahna gaadiidka ugu badan ee ay dadwaynuhu raacaan ayaa ku guda jira shaqo joojin. Shaqo joojin [...]
1 179 180 181 182 183 220 2172 / 2631 POSTS