Shacabka Garoowe oo ka cabanaya gaadiid shaqo joojin sameeyey (dhegayso)

Shacabka Garoowe oo ka cabanaya gaadiid  shaqo joojin sameeyey (dhegayso)

Gaadiidka yaryar ee Bajaajta ee ka shaqeeya Garoowe, ahna gaadiidka ugu badan ee ay dadwaynuhu raacaan ayaa ku guda jira shaqo joojin.

Shaqo joojinta gaadiidkan ayaa waxaa ka cabanaya shacabka magaalada Garoowe oo qaarkood ku tagi jiray xaafadaha fog iyo suuqyada.

Hoos kadhegayso Faarax Yemeni oo warbixintan ka diyaariyay

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com