Mashruuca wadada Qardho iyo B/Bayla oo la daah furay (dhegayso)

Mashruuca wadada isku xiraysa magaalooyinka Qardho iyo Benderbayla ayaa si rasmi ah xariga loogu jaray munaasbad kadhacday magaalada Qardho.

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Karkaar ayaa maanta daah furay mashruucan oo horay madaxwaynaha Puntland uu xariga uga jaray, dhanka kalle munaasbad lagu soo dhoweeynayay guddoomiyaha cusub ee gobolka Karkaar ayaa lagu qabtay magaalada Qardho.

Maxamuud Fantastic ayaa warbixin ka diyaariyay

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com