Muuse Biixi oo ku guulaystay doorashadii kadhacday Somaliland

HomeWararka

Muuse Biixi oo ku guulaystay doorashadii kadhacday Somaliland

Waxaa goor dhowayd lagu dhawaaqay natiijadii doorashadii madaxtinimada ee Somaliland, waxaana ku guulaytay xisbiga Kulmiye inuu mar kalle sii hayo mud

XULASHADA DALJIR | DEEQO LADAN BASHIIR | BOSAASO 12-JULY-2022
Magacyada 53 Xubnood ee Golaha Wasiirada Puntland (AKHRISO)
Madaxweynaha Galmudug oo codsi u jeediyeey Madaxda Puntland & Jubbaland (Daawo)

Waxaa goor dhowayd lagu dhawaaqay natiijadii doorashadii madaxtinimada ee Somaliland, waxaana ku guulaytay xisbiga Kulmiye inuu mar kalle sii hayo muddo shan sano ah.

Guddoomiyaha guddiga doorashada Cabduqaadir Iimaan ayaa sheegay xisbiyadu inay kala heleen codadka oo kala ah.

Kulmiye 30, 5 909 55.9 %

Wadani 22, 609, 2   40.73%

Xisbiga UCID 23, 241 4.17 %

Muuse Biixi ayaa noqonaya madaxwaynihii shanaad ee Somaliland ay yeelato tan iyo sanadkii 1991kii markii ay ku dhawaaqday inay ka madaxbanaantahay Soomaaliya inteeda kalle.

Waxaa xusid mudan xisbiga Muacaaradka ee Wadani inuu ku gacansayray natiijada guddiga uu ku dhawaaqay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: