Madaxweynaha Galmudug oo codsi u jeediyeey Madaxda Puntland & Jubbaland (Daawo)

Madaxweynaha Galmudug oo codsi u jeediyeey Madaxda Puntland & Jubbaland (Daawo)

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ugu baaqay Madaxda maamulada Jubbaland iyo Puntland in ay kasoo qeyb galaan Shirka ka socda Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.

Madaxweyne Qoorqoor oo ay ka muuqatay in uu quus ka taagan yahay Madaxda labada maamul ayaa sheegay in uu socon doono Shirka Magaalada Dhuusamareeb, islamarkaana ay kasoo bixi doonaan go’aamo loo dhan yahay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com