Waxaa goor dhowayd lagu dhawaaqay natiijadii doorashadii madaxtinimada ee Somaliland, waxaana ku guulaytay xisbiga Kulmiye inuu mar kalle sii hayo muddo shan sano ah.
Guddoomiyaha guddiga doorashada Cabduqaadir Iimaan ayaa sheegay xisbiyadu inay kala heleen codadka oo kala ah.
Kulmiye 30, 5 909 55.9 %
Wadani 22, 609, 2 40.73%
Xisbiga UCID 23, 241 4.17 %
Muuse Biixi ayaa noqonaya madaxwaynihii shanaad ee Somaliland ay yeelato tan iyo sanadkii 1991kii markii ay ku dhawaaqday inay ka madaxbanaantahay Soomaaliya inteeda kalle.
Waxaa xusid mudan xisbiga Muacaaradka ee Wadani inuu ku gacansayray natiijada guddiga uu ku dhawaaqay.
Dhigaal Cusub
« Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 34aad
« Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 34aad
Dhigaal Duug ah
Wacaal Daray ah: Madaxwaynihii Zimbabwe Mugabe oo is-casilay »
Wacaal Daray ah: Madaxwaynihii Zimbabwe Mugabe oo is-casilay »