Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay doorashooyinkii kadhacay Somaliland (dhegayso)

HomeWararka

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay doorashooyinkii kadhacay Somaliland (dhegayso)

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka hadlay Dorashadii ka dhacay Soomaaliland asagoo Hambalyo udiray madaxwaynah

HADDII JANAN LALA HESHIIYEY GEDO MAXAA U QORSHE AH? Qaybtii 2aad ee Waraysi Guddoomiyaha Gobalka Gedo
Qof shacab ah oo xalay lagu dilay magaalada Caabudwaaq
Madaxweynaha Puntland oo Safiirka Mareykanka kala hadlay Arrimaha Amniga & Abaaraha
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka hadlay Dorashadii ka dhacay Soomaaliland asagoo Hambalyo udiray madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliland Muuse Biixi.
Wuxuu Sheegay in dorashadii ka dhacday Soomaaliland ay tahay in wax laga barto maadaama Soomaaliya ay kusoo foodleedahy  doorasho 2021.
Ra’iisul Wasaara kuxigeenka dalka ayaa ka dhawaajiyay in wadahadaladii Soomaaliya iyo Soomaaliland la dardargaliyo waxtarna uleh umadda soomaaliyeed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: