HADDII JANAN LALA HESHIIYEY GEDO MAXAA U QORSHE AH? Qaybtii 2aad ee Waraysi Guddoomiyaha Gobalka Gedo

Arrimo badan oo la xiriira hishiiska Dawladda Federaalka iyo Cabdirashiid Janan kaga bogo warraysigan Guddoomiyaha Gobolka Gedo Axmed Buulle Maxamed oo uu waraystay Cabdifataax Cumar Geeddi.

Qaybtii 1aad ee waraysiga Guddoomiye Canjeex hoos ha daalaco

TAGTADA GEDO & TIMAADADEEDA: WARAYSI GUDDOOMIYE CANJEEX – QAYBTII 1aad (daawo)


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “HADDII JANAN LALA HESHIIYEY GEDO MAXAA U QORSHE AH? Qaybtii 2aad ee Waraysi Guddoomiyaha Gobalka Gedo”

  1. Lamayaqaan

    Mahadsanidiin Radio Daljir & wariye cabdifitaax , sifiican baad usoo gudbiseaan wararki gobolkaas kajiro

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com