Author: Lakiman

1 952 953 954 955 956 1,486 11448 / 17826 POSTS
Siyaasi Cali Daacun:” Kenya Madaxay dhulka la dhacaysaa (Daawo)

Siyaasi Cali Daacun:” Kenya Madaxay dhulka la dhacaysaa (Daawo)

Siyaasi Cali Daacun oo kamid ah siyaasiyinta somaaliyeed ee dalka imaaradka ku sugan ayaa Waraysi uu siyeey caawa Radio daljir wuxuu kaga hadlay dulaa [...]
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl god ma loo galaa! (Taxanaha 34aad – maqal & muuqaal)

Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl god ma loo galaa! (Taxanaha 34aad – maqal & muuqaal)

Waa SHEEKO GAABAN iyo qaybteedii lala dhacay, la ammaanay, loo bogay, oo mar kale dhegaystayaashu dalbadeen rogaal-celis. Hoos kaga bogo Taxanaha 3 [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Madaxweynaha PL oo Kormeeray Xarunta Gobolka Mudug iyo Iskuulka Cumar Samatar.

Madaxweynaha PL oo Kormeeray Xarunta Gobolka Mudug iyo Iskuulka Cumar Samatar.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda Puntland ayaa kormeeray Xaru [...]
Wasiirka Maaliyadda Puntland oo booqday Xarunta wasaarada ee Gaalkacyo (Sawiro)

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo booqday Xarunta wasaarada ee Gaalkacyo (Sawiro)

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa kormeer shaqo ku tagay Xarunta Wasaaradda Maaliyaada Magaalada Gaalkacy [...]
ARDAA Xalqaddii 51aad: Doorashadda Galmudug (dhegayso)

ARDAA Xalqaddii 51aad: Doorashadda Galmudug (dhegayso)

Ku soo dhawaada Barnaamijka ARDAA oo ah taxane todobaadle ah oo uu idin soo gudbiyo Radio Daljir. Todobaadkaan oo taariikhdu tahay 20_May_2019, ARD [...]
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir  Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Xaawo [...]
Xaliimo Yareey oo ku baaqday in laga raro Xarunta ay ku leeyihiin Madaxtooyada

Xaliimo Yareey oo ku baaqday in laga raro Xarunta ay ku leeyihiin Madaxtooyada

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa ku baaqday in Guddigooda laga soo raro xarunta ay haatan [...]
Maamulka Jubbaland oo soo bandhiga shaqsi ka tirsan Alshabaab

Maamulka Jubbaland oo soo bandhiga shaqsi ka tirsan Alshabaab

Wasaaradda Amniga dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Warbaahinta u soo bandhigtay Sarkaal sare oo ay sheegeen in uu ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab balse [...]
Duqa Muqdisho “Awoodsiinta Dhalinyarada waa furaha horumarka Caasimadda”

Duqa Muqdisho “Awoodsiinta Dhalinyarada waa furaha horumarka Caasimadda”

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa sheegay in 15kii bilood ee la soo dhaafay uu maa [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Caabudwaa [...]
Wasiir Goodax Barre oo ka laabtay warkiisii been-abuurka ahaa ee imtaxaanadka Puntland (akhri)

Wasiir Goodax Barre oo ka laabtay warkiisii been-abuurka ahaa ee imtaxaanadka Puntland (akhri)

Xilli shalay uu sheegay Wasiirka Waxbarashadda DFS Cabdulaahi Goodax barre in uu fashilmay imtaaxanadka shahaadiga ah ayaa wuxuu maanta sheegay mar ka [...]
1 952 953 954 955 956 1,486 11448 / 17826 POSTS