Siyaasi Cali Daacun:” Kenya Madaxay dhulka la dhacaysaa (Daawo)

HomeWararka

Siyaasi Cali Daacun:” Kenya Madaxay dhulka la dhacaysaa (Daawo)

Siyaasi Cali Daacun oo kamid ah siyaasiyinta somaaliyeed ee dalka imaaradka ku sugan ayaa Waraysi uu siyeey caawa Radio daljir wuxuu kaga hadlay dulaa

DAWADDI XANUUNKA GAASKA OO LA HELAY (DAAWO)
Kulantii Barlamaanka ee maanta loo balansana oo dib loo dhigay Maxay tahay Sababta?
Jaamacadda Bariga Afrika oo Hirgelisay Hannaan Waxbarasho oo xagga internetka ah (dhegayso)

Siyaasi Cali Daacun oo kamid ah siyaasiyinta somaaliyeed ee dalka imaaradka ku sugan ayaa Waraysi uu siyeey caawa Radio daljir wuxuu kaga hadlay dulaanka kenya ee dhinaca badda.

Siyaasiga ayaa sheegay in kenya xalad xun ay ku socoto somaalida NFD ayna isku duubanyihiin xornimadoodina ay soo laaban doonto.

Cali ayaa sheegay in kenya lacag walba ay ku bixiso dacwadda badda in somaaliya marnaba aysan gor gortan ka gali doniin badeeda.

Hoos kadaawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: