Author: Lakiman

1 950 951 952 953 954 1,487 11424 / 17842 POSTS
Xukuumadda oo Ansixisay Hindise Sharciyeedyada Waddooyinka Iyo Xamuulka iyo Xadaynta Cabbirka Baabuurta

Xukuumadda oo Ansixisay Hindise Sharciyeedyada Waddooyinka Iyo Xamuulka iyo Xadaynta Cabbirka Baabuurta

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka xamuulka iyo xadaynta cabbirka baabuurta iyo hindi [...]
Ciidamadda Amniga Galmudug oo gacanta ku dhigay nafti halige halaagi lahaa Culumo (Sawiro)

Ciidamadda Amniga Galmudug oo gacanta ku dhigay nafti halige halaagi lahaa Culumo (Sawiro)

Maamulka Galmudug ayaa sheegay inay Maanta ka hortageen,isla markaana ay fashiliyeen Nin isku-soo xiray waxyaabaha qarxa kaas oo doonayay in uu isiu q [...]
Qaar kamid ah qalabka dhismaha dekadda garacad oo Jariiban gaaray (dhegayso)

Qaar kamid ah qalabka dhismaha dekadda garacad oo Jariiban gaaray (dhegayso)

Bulshadda ku dhaqan Magaaladda Jariiban ee gobalka Mudug ayaa soo dhaweyeey gaawaarida qaybta ah dhismaha dekadda garacad ee sida qalabka lagu dhisayo [...]
Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Jaama [...]
Ardayda sanadkan u fariistay imtaxaanadka shahaadiga ah oo dareenkooda waxbarasho ka hadlay (dhegayso)

Ardayda sanadkan u fariistay imtaxaanadka shahaadiga ah oo dareenkooda waxbarasho ka hadlay (dhegayso)

Qaar kamid ah Ardayda sanadkan dhamaysay dugsiyadda sare ee Puntland siiba Magaaladda Qardho ee xarunta gobalka karkaar ayaa ka hadlay siday u arkaan [...]
Xukuumadda Soomaaliya oo si kulul u cambaareysay gantaal loo genay dhanka Magaalada Makka Al Mukarama

Xukuumadda Soomaaliya oo si kulul u cambaareysay gantaal loo genay dhanka Magaalada Makka Al Mukarama

Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si kulul u dhaleeceyneysaa gantaal loo genay dhanka Magaalada Makka Al Mukarama, waxa ayna cadd [...]
Xildhibaano ku baaqay in dalka laga saaro ciidanka Kenya (daawo)

Xildhibaano ku baaqay in dalka laga saaro ciidanka Kenya (daawo)

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqay in dalka laga saaro ciidanka Kenya ee qaybta ka ah howl [...]
Golaha Ammaanka oo sheegay in xukuumaddu ay hormar ka sameysay qabyotirka dastuurka

Golaha Ammaanka oo sheegay in xukuumaddu ay hormar ka sameysay qabyotirka dastuurka

Warbixin uu soo saaray golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in guddiga madaxa bannaan ee arrimaha dastuurka, guddiga labada aqal ee [...]
Marwo Caasho Geele oo wafdiga Madaxweyne Deni munaasabad afur u samaysay (daawo)

Marwo Caasho Geele oo wafdiga Madaxweyne Deni munaasabad afur u samaysay (daawo)

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Haweenka Puntland Marwo Caasho Geelle Diiriye oo kamid ahayd aasaasayaashii Puntland ayaa martiqaadkan samaysay, waxaana [...]
Somaliland oo sheegtay inuusan quseyn sharciga batroolka ee Barlamaanka Somaaliya Ansixiyeen (Daawo)

Somaliland oo sheegtay inuusan quseyn sharciga batroolka ee Barlamaanka Somaaliya Ansixiyeen (Daawo)

Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay Sharciga Batroolka dalka Soomaaliya ee dhawaan ay ansixiyeen xildhibaanada Golaha Shacabka , islamarkaana la sheega [...]
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl god ma loo galaa! (Taxanaha 36aad – maqal & muuqaal)

Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl god ma loo galaa! (Taxanaha 36aad – maqal & muuqaal)

Waa SHEEKO GAABAN iyo qaybteedii lala dhacay, la ammaanay, loo bogay, oo mar kale dhegaystayaashu dalbadeen rogaal-celis. Hoos kaga bogo Taxanaha 3 [...]
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso inoo ka daadihinaya Ax [...]
1 950 951 952 953 954 1,487 11424 / 17842 POSTS