Ardayda sanadkan u fariistay imtaxaanadka shahaadiga ah oo dareenkooda waxbarasho ka hadlay (dhegayso)

Ardayda sanadkan u fariistay imtaxaanadka shahaadiga ah oo dareenkooda waxbarasho ka hadlay (dhegayso)

Qaar kamid ah Ardayda sanadkan dhamaysay dugsiyadda sare ee Puntland siiba Magaaladda Qardho ee xarunta gobalka karkaar ayaa ka hadlay siday u arkaan inay ka baxaan fasalka 4-aad ee sanad dugsiyeedka 2019.

Wariye Maxamuud Fantastic ayaa waraystay qaar kamid ah ardayda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com