Author: Lakiman

1 949 950 951 952 953 1,486 11412 / 17823 POSTS
Golaha Ammaanka oo sheegay in xukuumaddu ay hormar ka sameysay qabyotirka dastuurka

Golaha Ammaanka oo sheegay in xukuumaddu ay hormar ka sameysay qabyotirka dastuurka

Warbixin uu soo saaray golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in guddiga madaxa bannaan ee arrimaha dastuurka, guddiga labada aqal ee [...]
Marwo Caasho Geele oo wafdiga Madaxweyne Deni munaasabad afur u samaysay (daawo)

Marwo Caasho Geele oo wafdiga Madaxweyne Deni munaasabad afur u samaysay (daawo)

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Haweenka Puntland Marwo Caasho Geelle Diiriye oo kamid ahayd aasaasayaashii Puntland ayaa martiqaadkan samaysay, waxaana [...]
Somaliland oo sheegtay inuusan quseyn sharciga batroolka ee Barlamaanka Somaaliya Ansixiyeen (Daawo)

Somaliland oo sheegtay inuusan quseyn sharciga batroolka ee Barlamaanka Somaaliya Ansixiyeen (Daawo)

Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay Sharciga Batroolka dalka Soomaaliya ee dhawaan ay ansixiyeen xildhibaanada Golaha Shacabka , islamarkaana la sheega [...]
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl god ma loo galaa! (Taxanaha 36aad – maqal & muuqaal)

Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl god ma loo galaa! (Taxanaha 36aad – maqal & muuqaal)

Waa SHEEKO GAABAN iyo qaybteedii lala dhacay, la ammaanay, loo bogay, oo mar kale dhegaystayaashu dalbadeen rogaal-celis. Hoos kaga bogo Taxanaha 3 [...]
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso inoo ka daadihinaya Ax [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
Wasiirka Amniga Puntland oo Badhan kaga dhawaaqay inay iska difaacayaan Somaliland (Daawo)

Wasiirka Amniga Puntland oo Badhan kaga dhawaaqay inay iska difaacayaan Somaliland (Daawo)

Magaaladda Badhan waxaa maanta gaaray wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Galan isago ka sheegay soo dhaweyn [...]
Jaaliyadda Gobalka Sanaag ee Maraykanka oo Ciidamada Jiida Yube ku sugan Deeq garsiyeey (Daawo)

Jaaliyadda Gobalka Sanaag ee Maraykanka oo Ciidamada Jiida Yube ku sugan Deeq garsiyeey (Daawo)

Jaaliyadda Puntland ee gobalka Sanaag ayaa dhaqaale soo gaarsiyeey Ciidamadda Difaaca Puntland ee ku sugan jiida hore ee degaanka Yube oo ay isku horf [...]
Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoo [...]
War-murtiyeedka Shirka Iskaashiga Dowladaha Puntland iyo Galmudug. (dhegayso|Daawo)

War-murtiyeedka Shirka Iskaashiga Dowladaha Puntland iyo Galmudug. (dhegayso|Daawo)

Madaxda Maamuladda Puntland iyo Galmudug ayaa maanta shir iskaashi ah ku dhexmaray Magaaladda Gaalkacyo iyado madaxweynaha Puntland iyo kan Galmudug a [...]
Jubbaland oo soo saartay Guddiga Sugida amniga Doorashooyinka (Akhriso)

Jubbaland oo soo saartay Guddiga Sugida amniga Doorashooyinka (Akhriso)

Jubbaland ayaa ku dhawaaqay guddi hoosaad ka shaqeynaya howlaha sugida amniga guud iyo goobaha Doorashooyinka dhowaan ka dhici doonaan. [...]
1 949 950 951 952 953 1,486 11412 / 17823 POSTS