Marwo Caasho Geele oo wafdiga Madaxweyne Deni munaasabad afur u samaysay (daawo)

HomeWararka

Marwo Caasho Geele oo wafdiga Madaxweyne Deni munaasabad afur u samaysay (daawo)

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Haweenka Puntland Marwo Caasho Geelle Diiriye oo kamid ahayd aasaasayaashii Puntland ayaa martiqaadkan samaysay, waxaana

Musharixiinta madaxwayne ee tanaasulaya oo soo badanaya (Daawo)
Madaxweyne Deni oo caawa Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Ganacsatada Puntland (Sawiro)
Warbixin: Dowladdaha Kenya & Soomaaliya oo heshiis Muhiim ah kala saxiixday

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Haweenka Puntland Marwo Caasho Geelle Diiriye oo kamid ahayd aasaasayaashii Puntland ayaa martiqaadkan samaysay, waxaana ay Madaxweynaha Puntland iyo weftigiisa u guud martay marxaladihii kala duwanaa ee dhismaha dowladda Puntland ay soo martay, waxay bogaadisay doorka saliim ka ah ee xukuumadda TAYAYN IYO TIIGSI ku doonayso horumarinta dalka.

Madaxweynaha Puntland ayaa mahad balaaran u jeediyey wasiirkii hore ee Haweenka Puntland Marwo Caasho Geelle Diiriye oo weftiga Madaxweynaha ku maamuustay afur iyo casho sharaf

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: