Author: Lakiman

1 894 895 896 897 898 1,486 10752 / 17823 POSTS
RW Khayre oo la kulmay  Guddiga Qaban-qaabada Shir-weynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug (Sawiro)

RW Khayre oo la kulmay Guddiga Qaban-qaabada Shir-weynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug (Sawiro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmu [...]
Guddiga doorashooyinka jubbaland oo kordhiyeey wakhtiga isdiwaangalinta Musharixinta (Akhriso)

Guddiga doorashooyinka jubbaland oo kordhiyeey wakhtiga isdiwaangalinta Musharixinta (Akhriso)

Guddiga doorashooyinka Maamulka Jubbaland ayaa maanta wakhti dheraad ah ku daray xiliga uu ku egyahay isdiwaangalinta musharrixinta ku loolamaya kursi [...]
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegays [...]
Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Dalka Koonfur Afrika

Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Dalka Koonfur Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda Midowga Afrika iyo U [...]
Madaxweyne Cagjar oo dalxiis ku tagay Harada wayn ee Tana. (Sawiro)

Madaxweyne Cagjar oo dalxiis ku tagay Harada wayn ee Tana. (Sawiro)

Waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay madaxwaynaha dowlada deegaanka soomaalida Mudane Mustafe Muxumed Cumar oo ay ku wehelinayaan masuuliyiinta sare [...]
Madaxweynaha Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Puntland.

Madaxweynaha Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Puntland.

Madaxweynaha dowladda Puntland oo uu weheliyo Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Gen. Muxayidiin Axmed Aw-muuse iyo Saraakiisha kale ee Ciidamada bo [...]
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 17aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 17aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. [...]
Diwaangalinta Mushariixinta Jubbaland oo kismaayo ka bilaabatay (Daawo)

Diwaangalinta Mushariixinta Jubbaland oo kismaayo ka bilaabatay (Daawo)

Magaaladda Kismaayo ee xarunta Jubbaland waxaa maanta ka bilaabatay isdiwaangalinta mushariixinta waxaana maanta noqday musharixii 3-aad ee isdiwaanga [...]
Madaxweynaha Puntland Oo Daah-furay Mashruuca Waxbarashadu yeyna ku seegin.

Madaxweynaha Puntland Oo Daah-furay Mashruuca Waxbarashadu yeyna ku seegin.

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Daah-furay Mashruuca Waxbarasho oo ballaaran, kaasoo halku dhigiisu yahay Waxbarash [...]
Guddoomiyaha Gudiga isbadaldoonka Jubbaland oo ka hadlay doorashadda Jubbaland (dhegayso)

Guddoomiyaha Gudiga isbadaldoonka Jubbaland oo ka hadlay doorashadda Jubbaland (dhegayso)

Suldaan Gurey Xaaji Faarax Guddoomiyaha isbadaldoonka jubbaland oo Waraysi gaar ah sinayeey Radio daljir ayaa kaga hadlay Waraysiga Arrimo ay kamid yi [...]
Kismaayo lagu qabtay shir Amniga loga hadlayo

Kismaayo lagu qabtay shir Amniga loga hadlayo

Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xassan Cabdinuur ayaa shir guddoominayay kulan ay iskugu yimaadeen laamaha Amiga kaas oo looga hadlaayey dardar [...]
1 894 895 896 897 898 1,486 10752 / 17823 POSTS