Author: Lakiman

1 896 897 898 899 900 1,487 10776 / 17835 POSTS
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo soo dhaweyeey dib u heshinta Galmudug (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo soo dhaweyeey dib u heshinta Galmudug (dhegayso)

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi oo bogaadiyay Dadaalka Dhismaha Galmudug oo uu wado Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya. Wariye ayaanle Cab [...]
Madaxweyne Farmaajo oo kala hadlay Madaxweynaha DG Puntland sii deynta Xubnaha xiran ee Guddiga Dhismaha Waddada Boosaaso

Madaxweyne Farmaajo oo kala hadlay Madaxweynaha DG Puntland sii deynta Xubnaha xiran ee Guddiga Dhismaha Waddada Boosaaso

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la xiriiray Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Sac [...]
Qaar kamid ah Xildhibaanada ka soo jedda Somaliland oo DFS edeyeey

Qaar kamid ah Xildhibaanada ka soo jedda Somaliland oo DFS edeyeey

Qaar ka mid ah xildhibaanadda kasoo jeedda degaanada maamulka Somaliland ee ku jira labadda aqal ee dowladda dhexe ee Soomaaliya ayaa eedeyn u jeediya [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhallo, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhallo, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya War [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir G [...]
Warka Fiidnimo iyo Xuseen Madar, Daljir,Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xuseen Madar, Daljir,Garoowe (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka Fiidnimo ee Radio Daljir waxaana Caawa oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Xuseen Cabdi jimaacle madar oo ku sugan D [...]
Sucuudigu Yuu ku amaanay Dejinta Markabkii Xoolaha ka qaaday Berbera? (Daawo)

Sucuudigu Yuu ku amaanay Dejinta Markabkii Xoolaha ka qaaday Berbera? (Daawo)

Markab Sidey Xoolo gaaraaya 20kun oo Neef ayaa Mudo todobaad ah ku Xannibnaa Dekeda Jidda ee Wadanka Sucuudiga ayaa lagu guuleestey in Xoolihii la rog [...]
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Khadar [...]
Warka Arooryo iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Jaamac Cabdiraxmaan, oo ku sugan xarunta [...]
Dowladaha Soomaaliya Iyo Sucuuudi oo Isla oggolaaday in xayiraada laga qaado markab xoola siday oo Lagu xannibay Dekadda Jidda (Daawo)

Dowladaha Soomaaliya Iyo Sucuuudi oo Isla oggolaaday in xayiraada laga qaado markab xoola siday oo Lagu xannibay Dekadda Jidda (Daawo)

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo caawa shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay markab labaatan kun [...]
Shirkii Golaha Wasiiradda oo loga hadlay dagaalka Argagixisadda (Daawo)

Shirkii Golaha Wasiiradda oo loga hadlay dagaalka Argagixisadda (Daawo)

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ku yeeshay kulanka toddobaadlaha ah ee golaha. Shirka Golaha ayaa looga had [...]
1 896 897 898 899 900 1,487 10776 / 17835 POSTS