Guddiga doorashooyinka jubbaland oo kordhiyeey wakhtiga isdiwaangalinta Musharixinta (Akhriso)

Guddiga doorashooyinka jubbaland oo kordhiyeey wakhtiga isdiwaangalinta Musharixinta (Akhriso)

Guddiga doorashooyinka Maamulka Jubbaland ayaa maanta wakhti dheraad ah ku daray xiliga uu ku egyahay isdiwaangalinta musharrixinta ku loolamaya kursiga Madaxweynaha Jubbaland.

Sido kale xili guddiga maanta wakhti kordhin sameyeen haddana waxaa jira musharrixin ka walaacsan guddiga doorshooyinka Jubbaland,waxana qaar kamid ah musharrixinta jubbaland oo shalay warbaahinta la hadlay ay shegeen in guddiga dooroshoyinka jubbaland ay yihiin garabka Madaxweyne Axmed Madoobe.

Hoos ka akhriso Warsaxafadeedka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com