Author: Lakiman

1 510 511 512 513 514 1,486 6144 / 17823 POSTS
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka kooban ee xulashada waxaa uu ka mid yahay barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. waxaana Bosaaso ka soo jeedinaya wariye Deeqo Ladan oo k [...]
Maxkamada sare ee Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay nin dilay hooyadiis

Maxkamada sare ee Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay nin dilay hooyadiis

Maxkamada sare ee Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Faarax Cabdi Caagane oo 3 bil ka hor Hooyadii Xaawo Jaamac Cabdulle ku dilay Deegaanka [...]
Xasan Sheekh oo ka digay in la fashiliyo heshiiskii doorasho ee la gaaray

Xasan Sheekh oo ka digay in la fashiliyo heshiiskii doorasho ee la gaaray

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in siyaasiyiinta mucaaradka ay u diyaar garoobeen doorashooyinka dadban ee dalka [...]
Kenya oo walaac ka muujisay in Ciidanka Mareykanka laga baxsho Soomaaliya

Kenya oo walaac ka muujisay in Ciidanka Mareykanka laga baxsho Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Kenya ayaa sheegtay in tallaabada dowladda Mareykanka ay Ciidankeeda ugala baxayso Somaaliya inay khatar gelinayso abaabu [...]

Saaka & Dunida iyo Najiib Zaki, Daljir Qardho (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xar [...]
Ayax ku dagay Qaar kamid ah Beeraha Tuli Guleed (Sawiro)

Ayax ku dagay Qaar kamid ah Beeraha Tuli Guleed (Sawiro)

Tuulooyinka Feedhacad iyo Masla ee dagmada Tuli Guuleed ayaa waxaa beeraha ku dagay Ayax halkaasoo uu khasaaro ba,an ugaystay shacabka beeraleyda. [...]
Warka Fiidnimo iyo Ficil Burkud, Daljir Badhan(dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Ficil Burkud, Daljir Badhan(dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Wariye Ficil Abshir oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Sanaag. https://soundcloud.com/u [...]
Madaxweynaha Galmudug oo ku dhaawaqay in loo midoobo la dagaalanka Alshabaab

Madaxweynaha Galmudug oo ku dhaawaqay in loo midoobo la dagaalanka Alshabaab

Madaxweynaha Dowlad goboleedka galmudug Axmed Cabdi Kaariye( Qoor Qoor) ayaa sheegay in Maamulka Galmudug uusan aqbali doono colaad iyo khalalaaso ka [...]
AMISOM oo dacwad looga furay maxkamad ku taal dalka Maraykanka

AMISOM oo dacwad looga furay maxkamad ku taal dalka Maraykanka

Ciidamada AMISOM ee ka howlgala dalka Soomaaliya ayaa dacwad ku saabsan soo ridistii diyaarad ay lahayd shirkada Fly Africa oo 4tii May ee sanadkan la [...]
Madaxweynaha Puntland oo ku soo wajahan Garoowe

Madaxweynaha Puntland oo ku soo wajahan Garoowe

Madaxweynaha Puntland Dr Siciid Cabdulaahi Deni ayaa ku soo wajahan Caasimadda Puntland ee Garoowe,iyado soo dhaweynta Madaxweynaha Puntland Gudi loo [...]

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso inoo ka daadihinaya Wa [...]
FIFA oo garoon caalami ah u aqoonsatay Garoonka kubadda Cagta ee Muqdisho

FIFA oo garoon caalami ah u aqoonsatay Garoonka kubadda Cagta ee Muqdisho

Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa maanta garoonka kubadda cagta ee Muqdisho u aqoonsaday garoon caalami ah, kaas oo marti gelin kara kulam [...]
1 510 511 512 513 514 1,486 6144 / 17823 POSTS