Maxkamada sare ee Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay nin dilay hooyadiis

Maxkamada sare ee Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Faarax Cabdi Caagane oo 3 bil ka hor Hooyadii Xaawo Jaamac Cabdulle ku dilay Deegaanka Jalam ee Gobolka Nuugaal Puntaland.

Ninkan ayaa la sheegay inuu hooyadi dilay isago miyirkiisa jooga bishii 6aad ee sanadkan.

Gudoonka Maxkamada Sare ee Puntland ayaa sheegay in ay heleen cadeymo rasmi ah oo ku saabsan dilka uu hooyaddiisa u geystay ninkaan oo caafimaadqaba.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com